Calendar

Barnaamijka Wariyeha: Ka tegidii wariyaha weyn Cali Xaraare ee VOA’da iyo saameynta ay ku yeelatey gobolada Soomaaliya.

xaraareBoosaaso (SPR): Waa barnaamijkii wariyeyaasha oo aad ka dhagaysataan idaacada SPR todobaad walba iyadoo aan todobaadkan ku soo qaadan doona ka tegidii wariye Cali Xaraare oo ka tagey idaacada VOA’da iyo saameynta ay ku yeelatay gobolada Soomaaliyeed. Dadka codadka aan ka qaadney ayaa waxaa ka mid ah suxifiyaal caan ka ah dalka Soomaaliya,  aqoonyahano iyo qeybo kale oo ka mid ah dadkii xiiseyn jirey idaacada VOA’da gaar ahaan barnaamijkii Caweyska Washington ee uu soo deyn jirey wariyeha weyn ee Cali Xaraare.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta, Waraysi [ INTERVIEWS ].
« »

Comment: