Kutirikuteenta suuqa ciyaaraha ee horyaalada yurubta

Posted on Jul 13 2009 - 8:05pm by News Desk
Tweet
Pin It

uriepeanBartamaha — Waxaa baryaan danbe suuqa ciyaaraha ee horyaalada yurub laysla dhexmaryay wararka badan oo ku saabsan kala iibsashada ciyaartooyada iyo kooxa qaarkood oo guntiga u xirtay in ay laacibiin soo dhoobaan garoomadooda. Waxaa ka mid ah kooxaha  aadka u dhaarsan Real Madrid, Man City, Chelsea, iyo kuwo kale.

Real madrid waxay ilaa iyo hada gacanta ku soo dhigtay Cristiano Ronaldo, Kaka, iyo Benmez.

Waxaa kaloo iyana laysla dhexmarayay in Carlos Tevez in uu u wareegayo Man city.

Halka Weerar yahanka reer Swedishna Ibrahimavich xiriir  lasameeyay naadiga wayn ee english Chelsea lagana yaabo in ku biiridoono hadii is afgarad dhaco.

Waxaa Qoray: Barqadle