Calendar

Madaxweyne Sh. Xasan oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Ugandha

Madaxweynaha dalka Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Entebbe ee dalka Ugaandha. Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka qaybgali doona 50-sano guuradii kasoo wareegatay markii dalka Ugandha ay qaateen xurnimada.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa garoonka kusoo dhoweeyey Madaxweyne ku Xigeenka Ugandha iyo madax kale waxaana loo riday 21 madfac.

Daawo Sawirada

[slidepress gallery='uganda-trip']

 

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: