Calendar

Sawiro qurux badan oo aanu idiinkaga hayno Vancouver 2010 Olympic-kada (Photos)

1

Noelle Pikus-Pace (Britain) oo u tartamaysa Skeleton-ka, Biladda dahabka ayayna ku qaadatay.

2

Tuomo Ruutu #15 ee Finland oo gool ka dhaliyay Dimitri Patzold #32 ee Germany. (Getty)

4

Aksel Lund Svindal ayaa ku guulaystay biladda Dahabka  Super G.

3
Marit Bjoergen oo u dabaaldegaya biladdiisii dahabka ee ay ku qaadatay 15 km dumarka.

6

Jon Montgomery (Canada) oo ku tartamaya Skeleton-ka Ragga is reebreebkii 4aad. (Getty)

Comments

comments

Category : Featured, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: