Calendar

5ta Video oo aadka loo raadiyay todobaadkan (VIDEO)

mukulaalWaxaa aadka loo raadiyay todobaadkan dhanka Internet-ka waxaa ka mid ah. 

Farshaxankan aadka u qosol ka badan ayaa waxaa ku jira niman Taksi saaran aanan midkoodna midka kale la hadlayn laakiin taasi waxay badalmaysaa markii  gabar banaanka maraysa ay ka helaaan quruxdeeda iyo darawalka gaariga ruuxiisa oo aan dab yar shidayn.

 

Mukulaal muruqa ka saaraysa Mukulaal kale.

Ma ogtahay marar badan ayaa filimaanta aad daawataan aan lagu dhigin meesha sheekadu ka dhacday oo la isticmaalo “Green Screen” kaasoo u sahlaya in la badalo meesha midabka cagaarka ah laguna badalo wixii la doono. Hoos ka daawo sida loo sameeyo.

Waligaa dadka baska kula saaran ha isku taagtaagin. Daawo video-gan oo ay ku jiraan laba nin  oo isku afla gaadaynaya bas soconaya (ciyaalka iska fogee markaad daawanayso). Labadan nin oo midna cadaan yahay kan kalena madow,dhamaadka waxa dhaca waad la yaabi doontaa.

Nin dhacaya Gas Station ayaa la kulmay wuxuusan filayn, waa maxay…waa Islaan waayeel ah oo aanan cidna ka baqayn.

Daawo waxay samayso:

Comments

comments

Category : VIDEOS.
« »

Comment: