Calendar

Shir Jaraa’id oo ku aadan Arintii 29-ka Dhalinyaro ee Minnesota (Daawo)

Untitled-2 copy.jpgaBartamaha (Minnesota):- Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Gobolka Minnesota ayaa shir ka yeeshay dhalinyaradii loo qabqabtay fal aad ay uga xumaadeen Soomaali badan.

Waxgaradka,Aqoonyahanada iyo dadka Soomaalida firfircoon ee laga yaqaano Gobolka Minnesota ayaa waxa ay shirkooda ka dib qabteen Shirjaraa’id oo ay uga hadlayeen xaaladii dhacday.

Shirka jaraa’id oo ay ka dhex muuqanayaan rag sar sare ayaa waxa uu u dhacay sidan:-

Q-1_AAD:-

Q-2-AAD:-

Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.

[email protected].

Comments

comments

Category : Featured, Minnesota, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: