Published On: Thu, Dec 6th, 2012

Sidee ururadda ay ugu kala guuleysteen doorashada deegaanka Hargeysa

Share This
Tags

Guddiga doorashada ayaa soo bandhigey sida loogu kala guuleystey deegaanadda ay ka kooban tahay magalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Shir jaraa’id uu ku qabtey magalada Hargeysa ayuu gudoomiyaha gudiga doorashada Somaliland Saciid Xamari waxa uu ku soo bandhigey sida ay uruurada iyo axsaabta siyaasadda ay ugu kala guuleysteen golaha deegaanka Hargeysa.

Guud ahaan gurasta deegaanka ee magalada Hargeysa ayaa ka kooban 25-kursi iyadoona ay ku tartamayeen 7 urur siyasadeed. Waxana ay u kala heleen sidan tan.

  • KULMIYE waxa uu helay 7 Kursi
  • WADDANI, waxa uu helay 4 kursi.
  • XAQSOOR, waxa uu helay 4 kursi
  • UCID, waxa uu helay 4 kursi
  • UMMADDA waxa uu helay 3 kursi.
  • DALSAN waxa uu helay 2 kursi
  • RAYS, waxa uu helay 1 kursi.

Doorashadan ayaa sidoo kale ah waxa ay tahay mid kala saaraysa xisbiyadda Siyaasadda kuwaas oo had aka kooban 7 urur waxa laga rabaa in la helo 3-xisbi oo u tartanta doorashada madaxtinimada, jiri doontanee 10-ka sano ee soo socoto.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";