Calendar

Video: Dab Ba’an oo Qeybta soo Degitaanka Jomo Kenyatta Airport Baabi’iyey

Jommo_Kenyatta_4Ayraboorka caalamiga ah ee Jomo Kenyatta oo ku yaalla caasimada dabka Kenya ayaa qaybtiisii laga soo dagayay ay bas beeshay kadib markii uu dab xooglihi qabsaday.

Saraakiisha dalka Kenya ayaa ilaa iyo haatan ku guul darraystay inay dadweynaha u cadeeyeen sababta dabka dhalisay.

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kamid ah madaxda booqatay ayraboorka oo gabi ahaanba duulimaadyadii hakad la galiyay.

Ma jiro ilaa iyo hadda cid ku dhimatay oo dabka oo ahaa mid aad uu xoog badan oo gubay qaybo badan oo kamid ah ayraboorka.

Hoos ka daawo

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : KENYA, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: