Calendar

VIDEO: Maxaad ka taqaan Xeerka Warbaahinta Soomaaliya

Waa video muhiim ah oo weriye kasta oo Soomaali ah inuu daawado ay haboon tahay.
Burhan A. Dahir, Xoghayaha Guud ee Media Association of Puntland  ayaa si hagaagsan uga warbixiey Xeerka Saxaafadda Soomaaliya heerarkuu soo maray iyo halka uu maanta joogo.
Xafladdan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey DXD Somalia iyo IST.

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured.
« »

Comment: