Wargelin No.39 Ciyaartoydii Xulka Qaranka iyo Taariikhdoodii (DAAWO)

Posted on Sep 6 2010 - 3:01pm by News Desk
Tweet
Pin It

Ciyaartoydii qaranka ayaa nooga waramay taariikhdoodii..goortay bilaabeen kubadda cagta, goolkii ugu fiicnaa ay weligood dhaliyeen iyo maalintii ugu xumayd ee soo martay intay ciyaarayeen. Barnaamijka waxaa ka mid ah ciyaartoydaan ku waraysanay Muriidi, Maxamed Ismaaciil, Siciid Ceyroow iyo ciyaartoy kale oo heer aad u weyn kasoo gaaray ciyaarta kubadda cagta ee Soomaaliya.

wargelin-34

Web: http://www.wargelin.com/