Calendar

Xaflad lagu taageerayo degaanka SSC (Sool, Sanaag & Cayn) oo ka dhacday Columbus, Ohio (VIDEO / SAWIRO)

Xaflad SSC Columbus, Ohio 9 (8)

Xaflad lagu taageerayay maamulka Sool Sanaag iyo Cayn (SSC) ayaa lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohio maalintii sabtida June 12, 2010.
Xafladdan oo ahayd mid ay soo qabanqaabiyeen dhallinta SSC ayaa u dhacday si habsami leh, waxaana khudbado halkaas ka jeediyay waxgaradka reer SSC.

Hoos ka fiirso sawiradii xafladda iyo video ka hadlaya xafladda.

Video:

Hoos ka daawo sawirada:

[slidepress gallery='xaflad-lagu-taageerayay-maamulka-sool-sanaag-iyo-cayn']

Xaflad SSC Columbus, Ohio 9

Comments

comments

Category : Ohio, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: