Published On: Mon, Jan 28th, 2013

Bal Kaarahaan (Tank) iyo Gaarigaan maxaa isku keenay (VIDEO)

Share This
Tags

Daawo muuqaalkan oo labo maalmood ka hor la qaaday, Gaari nin Raashiyaan ah uu watay ayaa waxaa isagoo shaqo u socda jidka kasoo galay Kaaraha Dagaalka oo aan la aqoon caawa iyo alle meeshuu ka yimid.

Waxaa laga yaabaa inaad isweydiinayso maxaa gaarigan Kaamaradda diyaarka ah u saaray meesha? Jawaabta ugu fudud waxay tahay Darawaliin fara badan oo Ruushka jooga ayaa Kaamarad saartay muraayadda hore si ay u tusaan maxkamadda iyo Ceymiskooda sida saxda ah ee ay wax u dhaceen, waa haddii ay wax dhacaan.

Daawo

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";