Calendar

Banaan bax lagu abaabulayo maglaada Minneapolis, (Farmajo For Somalia)

Ra'iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo saxaafada la hadlayaMagaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota waxaa Satida bishan June/18 keeda lagu qabanayaa Banaan bax lagu taageerayo Waraysal wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo ka dib markii markuu u dul qaadan waayey cadaadsika kaga imanaya 2 sh. Shariif uuna go aan ku gaaray in uu 30 cisho gudadhood iskaga casilayo booska uu ka hayo Dowlada ku meel gaarka waxay Soomaalidu diiday in uu Farmaajo ka tago maamulka Dowlada uuna yahay nin kaliya ee Soomaali isu keenay intuu joogayna muujiyey shaqo fir fir coon waxaa wadanka gudihiisa iyo dibadiisa lagu qabtay Banaan baxyo lagu taageerayo Farmaajo lana rabo in uu sii wato shaqadiisa waxaa wiigan lagu qabanayaa Banaan bax weyn magalaada Minneapolis, MN oo ah gobolka ay Soomaalidu ug badan tahay rabaana in ay tusaan in ay taageersan yihiin Farmaajo wuxuu Banaan baxani ka dhici doonaa.

Facebook kala soco dadka ka soo qayb galaya Banaan baxa ku Dhifo Halkan
Brian Coyle Center
420 15th Avenue S.
Minneapolis, MN  55454

Waa ka soo horjeedka E Build ee xafada Cedar wixii faahfaahin kala xiriir Tel: 612 886 4614

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Minnesota, Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta.
« »

Comment: