Calendar

SAWIRRO: Ciidan Itoobiyaan ah oo Saldhigyo ka sameystay Dhuusomareeb

Qeybo ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee dhawaan ku biiray Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galguduud ka sameystay fariisimo.

Saraakiisha horkacaya ciidamadan Itoobiyaanka ah ayaa kulamo la yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiinta degmada Dhuusomareeb, Saraakiisha Ahlu-sunna iyo Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Galguduud.

Daawo Sawirada

2

1

3

 

5

6

7

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, Photos.
« »

Comment: