Photo of the Day: Al Shabaab Jalbaab Qaba
Howlgallo ay sameeyeen ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ayay ku soo qabteen rag Al Shabaab ah oo uu ku jiray ninkan sida haweenayda u labisan. Al Shabaab ayaa ku dhex dhuunta shacabka magaalada Xamar iyagoo usoo labista sidii haweenay jalaabiib qabta.
Comments
comments
Category : Photos.