Calendar

DAAWO: Spain oo usoo baxday Finalka iyo goolkii ay uga badisay Jarmalka

spain 3Spain ayaa maanta uga badisay Jarmalka 1 – 0, ciyaartii semi-finalka ee koobka K. Cagta ee Aduunka.  Inkastoo ciyaartii lagu yiqiin Jarmalku aysan lasoo bixin sida uu cadeeyay Bastian Schweinsteige, ciyaartoyda Spainiyaguna waxay caddaysateen inay Jarmalka dhinac isaga ridi karaan.

Ciyaaraha Adduubka ee K. Afrika ka socda ayaa noqday kuwo maalin walba wax cusub ina baraya laakiin ma ogtahay in labada kooxood ee isugusoo baxay Finalka aysan weligood midkoodna ku guulaysan Koobka Aduunka.

Maalinta Axadda ayaa taariikhdu qori doonta labadan dal midkood inuu noqdo koobkani kiisii ugu horeeyay.

Hoos ka daawo goolkii Spain ay uga badisay Jarmalka iyo sida markay ciyaartu dhamaato ciyaartooyda Spain ay u faraxsan yihiin inay usoo baxeen kama dambaysata Koobka Aduunka.

Comments

comments

Category : VIDEOS, World News.
« »

Comment: