Calendar

Duqa Magaala Toronto oo laga duubay Video isagoo Cocaine cabaya iyo Soomaalida duubtay oo iib ku doonaysa

Magaalada Toronto ayaa waxaa labadaan maalmood kaliya laga sheekaysanayaa muuqaalka laga duubay duqooda magaalada Toronto Rob Ford oo cabaya maandooriyaha Crack Cocaine. Waxaana arrintan xiise badan na geliyey markaan ogaanay muuqaalkan dadka duubay doonayana inay ka gataan cidii $200,000 haysata inay yihiin dhallinyaro Soomaali ah oo degan xaafadda Dixon, Toronto.

Muuqaalkan oo aan weli internetka lasoo gelin ayaa waxaa uu wax weyn u dhimayaa sumcadda duqa magaalada Toronto oo beryahan dambe waxyeello weyn ay soo gaartay sumcaddiisu.

Bartamaha ayaa markuu baaritaan sameeyey ogaaday in dhallintani ay doonayaan inay isaga baxaan shaqada ay ku jiraan oo ah iibka iyo ka ganacsiga maandooriyaha waxayna yiraahdeen waxaan rabnaa inaan lacagta (haddii nalaka gato) aan noloshayada ku badalno.

Website-ka Gawker oo sheekadan soo shaacbixiyey ayaa doonaya inay gataan muuqaalka

As you may have heard, Rob Ford, the mayor of Toronto, smokes crack cocaine. We’ve seen a video of him smoking crack cocaine, and the people who have the video would like to sell it. Through the miracle of crowdfunding, you can help. Please consider donating to the Rob Ford Crackstarter.

How Much Do We Need? $200,000. That’s what the owners of the video want. That sounds like a lot of money. The good people at Indiegogo believe that, with the appropriate amount of virality, that goal is achievable.

Gawker ayaa ka dalbanaya dadka akhrista inay la uruuriyaan $200,000 si ay usoo saaraan muuqaalkan.

A cellphone video that appears to show Mayor Rob Ford smoking crack cocaine is being shopped around Toronto by a group of Somali men involved in the drug trade.

Toronto Star [ Halkan ka akhriso siday ku dhacday  iyo Soomaalida muuqaalka haysa ]

 

Comments

comments

Category : Canada [Diaspora], Diaspora, Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: