Gargaarka Abaaraha Soomaaliya, U Gargaar dadka Dhibaateysan (Daawo)

Posted on Jul 15 2011 - 7:53pm by sayfudiin Abdalle

layaab

Soomaaliya waxaa ka jiro abaaro aad u ba’an haddii aad dooneeneysid in aad caawiso dadka ku dhibaateysan Xeryaha Qaxootiga ee Dhabaab ugu hagaaji ama la xariiri.

DahabShiil/Qaran Express Ama Xawaaladii kuu dhowMohamed Hassan’ (+254 739584875) or Ahmed Farah (+254 700119251) ama Abdisalaan Aato (+254 722979239).
Daawo Muuqaakan.