Author Archives: sayfudiin Abdalle

About sayfudiin Abdalle

Am A Somali Journalist current live and study in Malaysia Southeast Asia.

Gargaarka Abaaraha Soomaaliya, U Gargaar dadka Dhibaateysan (Daawo)

Soomaaliya waxaa ka jiro abaaro aad u ba’an haddii aad dooneeneysid in aad caawiso dadka ku dhibaateysan Xeryaha Qaxootiga ee Dhabaab ugu hagaaji ama la xariiri. DahabShiil/Qaran Express Ama Xawaaladii kuu dhowMohamed Hassan’ (+254 739584875) or Ahmed Farah (+254 700119251) … read more »

Posted in Featured, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Shir ay dalka Malaysia ku yeesheen Dowladdaha dalalka Malaysia iyo Koofur Kuuriye oo arday Soomaali ah lagu casumay

Bartamaha (Kuala Lumpur-Malaysia):-Kullan waayadanba u socday Dowladaha dalalka Malaysia iyo Koonfurta Kuuriya loogana hadlayay Nabadda iyo Wadda Noolaanshaha ayaa lagu soo gababageeyay dalka magaaladda Putrajaya ee Dalka Malaysia, Kullanka Shirkan oo Soconayay mudo Sadax Maalin ah ayaa gabagabadii Kullanka lagu … read more »

Posted in Featured, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Fanaanadda Saado Cali oo booqatay Xeryaha Qaxootiga Kenya (Daawo)

Posted in Featured, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

U gargaar dhibane Maxamed Yare

Bartamaha (Kuala Lumpu-Malaysia):-Tan iyo markii ay qeylo dhaan ka soo yaartey qoyska dhibane Maxamed Xasan oo ahaa wiil yar 14 jir dhaawac ka soo gaarey dagaaladii ka dhacaya magaalada muqdisho sanadii 2010 waxaa n dhintey dhamaan neerayaasha kaliya axa uu … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Yusuf Indha Cadde oo ka hadlay Banaanbaxyadda Magaaladda Muqdisho ka socda..

Jen, Yuusuf Siyaad Indha Cadde ayaa ku tilmaamay banaan baxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho kuwo la soo abaabulay, isagoo sheegay in dhaqaalo fara badan lagu bixiyay, isla markaana looga gol lahaa in lagu bur buriyo Heshiiskii Kampala. Mar uu ka … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | 1 Comment

Kooxda Qeylo dhaan ayaa soo saartey hees cusub oo la yiraahdo (SOOMAALIYA WAA IIB)

Kooxda Qeylodhaan oo ku caana inay markasto wax ka tiraahdo marxaalada dalka Soomaaliya uu marayo islamarkaana ku cabirta dareenka shacabka heeso lagu muujinayo ayaa soo saartey mar kale hees cusub oo magaceeda oo la yiraahdo ‘’SOOMAALIYA WAA IIB’’. Dad badan … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, The Story | 1 Comment

How to tackle piracy and keep the Gulf of Aden safe

Many of us may have heard of the Somali pirates, but what most people aren’t aware of is what drives these men to piracy in the first place. For several years Somalia’s coast line has been used as a nuclear … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, The Story | Leave a comment

Sheikh calls on Somali community to end violence

For the second time in two weeks Edmonton Sheikh Osman Barre prepared another member of his community for a funeral. “It’s very worse it’s becoming — day after day,” he said. Dozens of family and community members attended the funeral … read more »

Posted in Canada [Diaspora], Featured, Latest Somali News, The Story | 1 Comment

Somali traders plead with police

SOMALI shopkeepers have called on Cape Town police to help get some of their countrymen out of Gugulethu and set up shop elsewhere. Chairperson of the Anti-Eviction Campaign (AEC) in Western Cape Mncedisi Twalo said that after the wave of … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

For Somali pirate victims, abuse and long captivity

LONDON, June 6 (Reuters) – Increasingly ferocious attacks by Somali pirates in the Indian Ocean are inflicting a rising human cost with thousands of seafarers suffering physical injury and emotional trauma, a report said on Monday. Defying international patrols, the … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

Somali community identifies city’s latest homicide victim

Alberta’s Somali Community is identifying Edmonton’s 25th homicide victim of the year as Abdi Ali. A man in his 30′s was fatally shot east of downtown last Friday. A tent was eventually set up in the area shielding the body … read more »

Posted in Canada [Diaspora], Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

Axmed Diiriye oo Al-Shabaab ugu Baaqay inay isu Dhiibaan DKMG.

(Muqdisho-Soomaaliya);-Afhayeenka odayaasha dhaqanka ee beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa maanta ugu baaqay ururka Al-Shabaab inay DKMG isu soo dhiibaan si loo badbaadiyo nolosha hogaamiyaasha Soomaalida ee Shabaabka. “Anigu way ii muuqataa in Shabaab laga adkaaday marka waxaan ugu baaqayaa … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Ugandan Colonel killed in Somalia

A senior commander of Uganda Battle Group Six has been killed in an attack by the al-Shabaab militants in the Somali capital, Mogadishu. According to military sources, the Lieutenant Colonel was killed on Saturday with five other tank crew members … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

Madaxwayne Shariif Axmed iyo Shariif Xasan oo shir albaabada u xiranyahay ku yeeshay dalka Uganda.

Bartamaha (Kampla-Uganda):-Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kulammo ay albaabadu u xiran yihiin maalmahan ku lahaa magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda. Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey Amb. Mahiga ayaa isku … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Maxaad ku caawin kartaa wiilkan yar ee ay Xabaddu naafeysay (MUUQAAL ARAGTI AH)

Bartamaha (Kuala Lumpur, Malaysia):-Maxamed Xuseen Maxamed wuxuu ahaa Arday wax ka barta Dugsiga Ma’muur ee magaalada Muqdisho, wuxuuna haatan yahay dhibane ay naafeysay xabad ku dhacday, haatanna waxaa uu ku sugan yahay Isbitaal ku yaalla Magaalada Kuala Lambur ee dalka … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Kullan dalka Malaysia ku dhax maray Wakiilo ka socday Midowga Ardayda Soomaaliyeed iyo Soomaalida ku dhaqan dalka Malaysia (Warbixin).

Bartamaha (Kuala Lumpur):- Wakiilo ka socday Midowga Ardayda Soomaaliyeed (WorldWide Somali Students) ayaa dhawaan Kullan kula yeeshay Ardayda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia, Kullankan oo ka dhacay Jaamacadda International Islamic University Malaysia (IIUM), Kullankan ayay ka soo qeyb galeen … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

“Dadka dilka, dhaca iyo Boobka ka daaya oo Guyahooda u daaya” Marxuum Maxamed Siyaad Barre

Aduunkan Shaqsi iyo Koox walba oo Taariikhda soo marta waxbaa lagu xasuusan doonaa, Soomaaliya waxa ka dhacay 20 sano ee ugu danbeesay qof looga sheekeenayo ma jirto, Dhibaatadda nagu heesato daafaha dunida uma baahna in cidna loo sharxo, sida nabad … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles | 2 Comments

Dood Cilmiyeed Xiisa leh oo lagu qabtay dalka Malaysia

Bartamaha (Kuala Lumpur, Malaysia):-Dood cilmiyeed si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Hallka weyn ee Jaamacada islaamka caalamiga ee dalka Malaysia. Doodan ayaa waxaa soo agaasimay Golaha Horumantia Soomaaliyeed ee afka qalaad lagu yiraahdo Somali forum for … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Ardeyda soomaaliyeed ee ku nool Malaysia oo soo bandhigey hidaha iyo dhaqanka ay soomaaliya leedahay

Bartamaha..(Kuala Lumpur-Malaysia):-Barnaamij loogu magac daray “Umatic week”oo micnihiisuna yahay iney ku soo bandhigaan ardeyda hidaha iyo dhaqan ay leeyihiin dowlad waliba oo islaam ah ayaa waxaa lagu qabtey jaamacada islaamka ee ku taala caasimadda kuala lumpur ee dalka malaysia. Barnaamijkaasi … read more »

Posted in Featured, Photos, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladaha Hindiya iyo Malaysia oo iska gaashanaya la dagaalanka Burcad-Badeeda

Bartamaha (Kuala Lumpur, Malaysia) R/wasaare ku xigeenka wadanka Malaysia Muxyidiin Yaasin oo booqasho ku jooga dalka Hindiya ayaa sheegay in Dowladda Hindiya ay ka wada hadleen la dagaalanka Burcad badeeda xilli uu kullan la yeeshay R/wasaaraha dalka Hindiya Mr Manmohan Singh. … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment