Calendar

Gudoomiye ku xigeenkii magaalada Baydhabo oo la dhaawacay

Magaalada-BaydhaboWarar goor dhow nasoo gaaray ayaa muujinaya in dhaawac uu soo gaaray Gudoomiye ku xigeenkii magaalada Baydhabo.

Maxamed Macalin Ibraahim ayaa waxaa rasaas ooda uga qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dawlada oo ku sugnaa goob suuqa laga dhisayo oo uu muran ka dhashay.

Lama xaqiijin karo sababta ay ciidanku xabadda ugu fureen masuulkan ka tursan maamulka degmada Baydhabo.

Maxamed Macalin Ibraahim oo aan la ogayn sida dhaawiciisu uu yahay ayaa haatan lagu daawaynayaa isbitaalka gobolka ee magaalada Baydhabo.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, First Look, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: