Calendar

Halkan kala soco Mahrajaanka Filimaanta Sundance 2010

sundance 2010
Bartamaha —
Halkan riix si aad u daawo fiidiyowyo, sawiro iyo tabin toos ah oo ku saabsan Mahrajaanka Filimada ee sanad walba bishan oo kale ka dhaca gobolka Utah oo la yiraahdo “Mahrajaanka Filimada ee SUNDANCE”.

Mahrajaankan oo uu abuuray aktarka/jiheeyaha caanka ah ee Robert Redford ayaa waxaa isugu yimaada dhammaan dadka sameeya filimaanta , halkaas oo loo soo iib geeyo filimaanta cusub si loogu helo qeybin iyo shirkado gata oo isla markaana u iib geeya adduunka dhamaantiis.

Filimaanta Sundance lagu soo bandhigo intooda ugu xiisaha badan lacago fara badan ayaa lagu kala gataa markaas ayay soo gaaraan shaneemooyinka, filimaanta kale ee soo hara ayaa waxaa islamarkaa loo gudbiyaa ama laga dhigaa DVD.

Haddaba kala socda dhamaan filimaantan aan weli idin soo gaarin, waxaadna noqotaan dadka ugu horeeya ee arka filimaantan.

Halkan Riix

 

_____

Comments

comments

Category : Madadaalo | Entertainment.
« »

Comment: