Calendar

Horseed (Interview with Hodon Guled) Horseedka Tacliinta Soomaaliyeed

HODANGUULEEDMinneapolis: Horseed waa horsocodka barbaadinta Dhalin yarada Soomaaliyeed ee ay wax barasha la aantu ku hayso Soomaaliya figrada Horseed waxay ka soo jeedaa Dhalinyaro ka ku kortay Qurbaha dareemaysana wax barasha darada ka jirta Soomaaliya.

Ula jeedada Horseed waxay tahay in ay deeq bixiyayaasha caalaamka ka soo qaadan deeqdooda ka bacdina ay gacanta ka saaraan dhulka u baana caawimaad deg deg ah oo ay ugu horaysay Aqoonta oo ah meesha qudha ee maanta lagag bix karo dhibta ka taagan Soomaaliya.

Waxay bilaabiin shaqdoodii ugu horaysay oo ay lacag ugu ururinayaan Iskuul laga dhisayo Soomaaliya, kaas oo ku kacaya $ 12 kun oo Doolar.

Mid ka mida Maamulayaasha Horseed oo Minneapolis u yimid kal kaalida deeqda ayaanu ku waraysanay Minneapolis.

Horseed waxay hada qabanaysaa Xaflad ay ku dhamaystirayaan lacagta iskuul kaas oo sida ay noosheegeen gab gabo ku dhow waxay xafladaasi dhacaysaa Maalinta Khamiista 28 bishan kowaad hadad raboto in aad wax ka ogaato kala xiriir 651 399 1030 ama www.horseed.org.

20169_289311731538_513431538_4966649_6162539_n

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Minnesota, The Story, VIDEOS, Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta, Waraysi [ INTERVIEWS ].
« »

Comment: