MASJID ABU HURAIRAH

Posted on Jan 24 2011 - 9:43pm by Editor
Tweet
Pin It

COLUMBUS OHIO

viewer (1)

MUXAADARO DIINI AH

Wuxuu masjidka Abu Hurairah idinku marti qaadayaa inaad ka faa’ideysataan muxaadaro diini ah oo uu inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizaq Hashi oo nagu soo booqday magaalada Columbus, Ohio.

Muxaadaradu waxay dhici doontaa.

Isniinta beri ah

Jan 24, 2011

Bacdal Maghrib  5:55pm

Masjid Abu Hurairah.

Fadlan kasoo qaybgala walaalahana ku casuuma.

Shukran

Maamulka Masjidka  @ 614-207-2552