Calendar

Mudanayaasha Baarlamaanka oo lagu wado in saacadaha soo socda ay ansaxiyaan miisaaniyad sanadeedka 2013-ka ee dowladda

Saacadaha soo socda ee maanta ayaa waxaa lagu wadaa in ay ansaxiyaan miisaaniyadda xukuumadda ay ku howlgaleyso sanadka na soo aadan ee 2013-ka.

Mudanayaasha baaralamaanka Soomaaliy ayaa waxa ay ku sii qulqulayaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxaana ajandsaha xukuumadda oo lagu waday in la ansaxiyo shjalay uu dib u dhac ku yimid.
Xildhibaan Siidow Aaden oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo Warculus.com, telefoonka ugu warramay waxa uu inooo sheegay in baarlamaanka miisaaniyaddii xukuumadda ee loo qeybiyay maanta ay ka doodayaan.

Isku soo wada duubee lama oga go’aanka baarlamaanka uu ka qaadan doono miisaaniyad sanadeedka sanadka 2013-ka waxaase loo badinayaa in ay ansaxiyaan

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: