Calendar

Obaama waa Madow, waana Muslim siday tiri Madoona (VIDEO)

Fanaanadda Madona ayaa taageeradeeda buuxda siisay Madaxweynaha Maraykanka Bataak Obaama, waxayna ku guubaabisay taageerayaasheeda inay doortaan Obaama.

“Obaama haloo codeeyo, wxaa haysanaa Madaxweyne Madow ah oo Muslim ah” ayey tiri Madoona. Waxaanse jeclaan lahayn inaan islaantaan weydiinno Madow inuu yahay waan u jeednaaye ma wax kale oo aanan ogeyn baa jira Madoonaay.

Daawo Muuqaalka:

Comments

comments

Category : Madadaalo | Entertainment.
« »

Comment: