read more »">
Calendar

[SAWIRO] Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmey jaaliyadda Somalida ee Kenya


Madaxweyne xasan Sheekh maxamud oo waali ku sugan magaalada nairobi ayaa Kulan la qaatay jaaliyada Somaaliyeed ee ku nool Dalka waxa uuna kale hadlay arimo badan oo ay kamid ahaayeen waxyaabihii uu kale hadlay Kuankii uu shaley la qaatay Dhigiisa Kenya Mwki Baki

Madaxweyne xasan sheekh ayaa sheegay in Dowlada Kenya uu kale hadlay sidii dib dalka  loogu celin lahaa qaxootiga Somaaliyeed , si ay shaqooyin ay ugu abuurtaan islamarkaan Haatan dalka yahey mid aamankiisa soo hagaagayo.
Sidoo kale waxa u sheegay in kibaki uu kale hadlau in hantida  dadka Soomaalida la nabad geliyo ,islamarkaana uu cadeeyay in dadka Somaaliyeed aysan aheyn Al’qaacido islamarkaana Al’qaacida aysan aheyn soomaali kaliya ee waxaa jira dad kale oo Jinsiyo kala haysta  waxana uu ka codsaday Madaxwaynaha dadka Soomaalida inay  Sugida Amaanka kale shaqeeyaan  ciidanka Kenya
Madaxweyne xasan Sheekh ayaa tan iyo markii la doortay Kulankiisii ugu horeeyay la qaatay jaaliyada Somaalida Kenya ku dhaqan xili dhibaatooyin badan loo geesanayo shacabka somaaliyeed ee  ku nool Magaalada nairobi ee dalka kenya

DAAWO SAWIRADDA

[slidepress gallery='madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmey-jaaliyadda-somalida-ee-kenya']

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured, Photos.
« »

Comment: