Dowladda KMG ah oo Eedeyn u Jeedisay ICG
Dowladda KMG ah ayaa ka jawaabtay warbixin ay hay’adda ICG ka soo saartay waxqabadka dowladda KMG ah labadii sano ee ay jirtay. ICG oo ah hay’ad ka faalloota xasaradaha caalamiga ayaa sheegtay in aanay More...
Maxkamada Ciidamada Dowlada KMG ah oo maanta Askari dil ku xukuntay.
Bartamaha(Muqdisho):-Maxkamada Ciidamada qalabka sida Dowlada KMG ah ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari Ciidamada ka mida oo dhawaan dilay Haweenay ganacsata ah. Maxkamada Ciidamada oo maanta la soo taagay More...
Maamulka Xizbul Islaam Degmada Afgooye oo digniin u jeediyay Suxufiyiinta wararka ka dira Deegaanadaasi.
Bartamaha (Afgooye):- Afhayeenka Maamulka Islaamiga ah ee degmada Afgooye ahna  Madaxa dacwada ee Maamulkaasi Sheekh Cali Sheekh Cumar Xaaji Cabdi ayaa Eedeeyan kulul u jeediyay Wakiilada Idaacadaha ku yaala More...
Shifts in Somalia as exile returns
Xasan Dahir By Mohamed Mohamed BBC Somali Service — The return of the Islamist opposition leader Sheikh Hassan Dahir Aweys to Somalia after two years in exile is the latest move in the More...
Somali Government Condemns Insurgent Moves to Annex Parts of Kenya
By Peter Clottey (VOA) Washington, D.C — The new Somali government has sharply condemned threats of fresh attacks on neighboring Kenya by hard-line Islamic insurgent group al-Shabab. The group, which has refused More...












