Published On: Wed, Feb 23rd, 2011

Dowladda KMG ah oo Eedeyn u Jeedisay ICG

Dowladda KMG ah ayaa ka jawaabtay warbixin ay hay’adda ICG ka soo saartay waxqabadka dowladda KMG ah labadii sano ee ay jirtay.

ICG oo ah hay’ad ka faalloota xasaradaha caalamiga ayaa sheegtay in aanay jirin wax qabad muuqda oo ay sameysay dowladda KMG ah, iyadoo sheegtay in dowladdu ay hasato hogaan xumo iyo musukhmaasukh.

Wasiirka warfaafinta ee dowladda KMG ah Cabdikariim Xasan Jaamac oo u warramay VOA-da ayaa jawaab ka bixiyay warbixinta ICG, isagoo sheegay in ICG ay ka leexatay inay ka hadasho waxqabadka muuqda ee ay dowladdu sameysay ayuu yiri labadii sano ee ay jirtay.

Wuxuu tusaale ahaan u soo qaatay wasiirku, dhismaha ciidamada oo uu sheegay, la dagaalanka musukhmaasukha iyo wadashaqeynta wasaaradaha dowladda.

dhanka kale khubarada arrimaha Soomaaliya ka faalloota ayaa sheegay in warbixinta ICG ay ku jirto khaldaad badan, ayna ka aamustay inay ka hadasho waxyaabo muhiim ah oo ay ka mid tahay khilaafka hadda ka taagan xil kororsiga baarlamaanka.

___

VOA SOMALI

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";