Calendar

Ururka CYDO oo maanta soo qabanqaabiye Xaflad lagu maamuusayo 1-da luuliyo

Uruka Hormarinta dhalinta caasimada lagacoodana loo soo gaabiyo CYDO oo ah City Youth Development Organization ayaa maanta waxa uu soo qabanqaabiye xaflad aan horey loo arag ayadoona lagu xusaye maalinta 1-da luuliyo oo ah maalinta xurnimada ay qaateen gobolada Koonfurta iyo waqooyiga .

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Featured, First Look, Hot Now, Latest Somali News, Wararka Maanta.
« »

Comment: