Calendar

Waraysi: Maxamuud Wardheere – Soomaali isu soo sharaxay Congress-ka Maraykanka (VIDEO)

WARDHEERE SHARAXAY
Minnessota (Bartamaha) Maxamud Wardheere ayaa shaaca ka qaaday inuu u tartamayo xubinimada aqalka congress-ka dalka Mareykanka.

Maxamud Wardheere oo 42 jir ah waxaa uu ku nool yahay Minnesota, waxaana toddobaadkan uu shaaca ka qaaday inuu u taagan yahay xubinimada congress-ka, waxaana uu ololihiisa ka bilaabay degaanka labaad ee Minnesota.

Kursiga uu u tartamayo Maxamud Wardhere waxaaka soo geli jiray xisbiga Jamhuuriga (Republican), waxayna noqoneysaa markii ugu horeysay oo nin Soomaali ah oo haddana Muslim ah uu u tartamo xubin ka tirsan congress-ka Mareykanka.

Barnaamijka wargelin ayaa lagusoo qaatay waraysigan uu Tifaftiraha Bartamaha Maxamed Wiilwaal ka qaaday Wardheere.

HALKAN KA DAAWO

Comments

comments

Category : Minnesota, VIDEOS, Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta, Waraysi [ INTERVIEWS ].
« »

Comment: