Calendar

FURITAANKII CIYAARAHA OLYMPIKADA 2010 VANCOUVER (Video)

xafladdi furitaanka222
Bartamaha — Magaalada vancouver ee dalka Canada ayaa waxaa ka bilowday ciyaarihii Winter Olympics 2010, ciyaarahan oo la dhigo afartii sanoba hal mar ayaa waxaa isugu yimid magaalada quruxda badan ee Vancouver ciyaartoyda barafka ku ciyaarta kuwa adduunka ugu xirfad dheer, halkaas oo ay ku tartami doona todobaadyada soo socda.

Ciyaarahan oo sanadkii ugu danbeeyay (2006) ay marti galisay ayaa waxaa dowladda Kanada ay ballan qaaday in magaalada Vancouver ay marti galinteedu ay noqon doonto middii ugu fiicnayd.

Furitaanka ciyaarahan ayaa ahayd mid aad u qurux badnayd oo si fiican looga soo shaqeeyay. Waxaana lagu maamuusayay dhaqamada kala duwan ee dadyowga ku nool wadanka Kanada.

Daawo Video-ga furitaanka:

Comments

comments

Category : The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: