Calendar

Daawo Wargelin Show Nov 26-Dec 02

Wargelin Show Nov 26-Dec 02, 2014 Buuqa & Ismariwaaga Xildhibaanada & Hogaanka Dalka, R/Wasaaraha markii ugu horeysay ka hadlay

#22 720Barnaamijka Wargelin Show iyo Cabdisalam Caato Todobaadkan waxaa uga hadlaynaa Ismariwaaga hoggaanka dalka. Xildhibaanada, Raiisal Wasaaraha iyo Madaxweynaha.

Xildhibaanada Mooshinka kasoo gudbiyey Raiisal Wasaaraha iyo kuwa diidan ayaa mar saddexaad iskaga horyimid Golaha Shacabka iyadoo Gudoomiyaha Baarlamaanku uu ku guuldaraystay inuu furo Baarlamaanka.

Daawo labada garab ee Xildhibaanada oo ka hadlay, iyo Raiisal Wasaaraha oo ka waramay fikirkiisa ku aadan khilaafkan iyo halka uu ka yimid iyo cidda ka dambeysa. Waxaan kusoo martiqaadnay barnaamijka todobaadkan Dhaqane Raage oo ah Falanqeeya Siyaasadda Soomaaliya, fartiin muhiim ahna u diray Madaxweynaha, Raiisal Wasaaraha iyo Baarlamaanka.

Muuqaalka Todobaadka waxaan kusoo qaadanay magaalada KISMAAYO. Watch Previous Shows of Wargelin Show http://www.WargelinShow.com/

Bookings & Business Inquiries: [email protected] | Facebook | Twitter | Instagram | LinkedIn | Youtube Channel | Wargelin Show is Produced by Somali Multimedia Organization (SMO) Discussion & Dialogue provided by Dialogue Xchange & Development Center (DXDSomalia)

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show.
«

Comment: