Waryaa C’mon Son

Posted on Sep 28 2010 - 7:18am by Editor
Tweet
Pin It

waryaaWaa Show ay soo saaraan Dhalinyaro Soomaali ah kuna saabsan Qaabka Dhalinyarada Qurbaha ku kortay u dhaqanto iyo weliba habdhaqameedkood waa Sadex show (3) wixii kele oo ay ku soo biiriyaana waa idin la soo socdsiinaysaan waan barnaamijyo u qalma in loo soo bandhigo.