read more »">
Calendar

Wasiir Ku xigeeno la magacaabay iyo Madax caan ah oo shaashada soo galay (Wareegto).

farmaajo ra;sBartamaha (Muqdisho):- Wareego Goordhaw ka soo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha dowlada kMG ah ayaa lagu Magacaabay Wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru dowlayaal.

Ra’isul Wasaaraha ayaa Magacaabay 18-Wasiir ku xigeen iyo waliba 9-Waiiru dowle.

Halkaan ka aqriso Wareegtada uu soo saaray Ra’isul Wasaare farmaajo.

Wasiiro dowlayaasha waxaa ay kala yihiin sidaan.

1- Sahro Max’ed Cali Samatar Wasiiro dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha
2- Cabdi Qaadir Macalin Nuur Max’ed Wasiiro dowlaha Madaxtooyada.

3- Max’ed Cali Xaamud Wasiiro dowlaha Wasaarada arimaha dibada.

4- Max’ed Xasan Aadan Wasiiro dowlaha Wasaarada Maaliyadda iyo Lacagta.

5- Max’ed Cabdi Abti doon Wasiiro dowlaha Wasaarada gaashaanshiga.

6- Axmed Cali Yaqle wasiiro dowlaha Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga.

7- Max’ed Cali Xagaa Wasiir dowlaha Wasaarada Kaluumeysiga Bay’ada iyo kheyraadka badda.

8- Cabdi Rashiid Xaaji Deeroow Wasiir dowlaha wasaarada dekadaha, Gaadiidka Badda cirka iyo dhulka.

9- Dr Max’uud Sheekh Xasan Akhi Wasiir dowlaha Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada.

Ku xigeenada Wasiirada Xukuumada KMG Soomaaliya Magacyadooda waxaa ay kalayihiin Sidaan hoos ku qoran.

1- Xaaji Cali Sheekh Max’ed Nuur Wasiir ku xigeenka Wasaarada Garsoorka iyo arimaha diinta iyo awqaafta.

2- Cumar Shekh Cali Idiris wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha dibada.

3- Ibraahim Isaaq Yarow wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga Qaranka.

4- Muqtaar Sheekh Suute Sheekh Cali Maye wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda iyo lacagta .

5- Daa’uud Cabdi Kariim Xaaji Cumar wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga.

6- Cabdi Casiis lafta Gareen wasiir ku xigeenka Wasaarada wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah.

7- Max’ed Cabdulle Faarax Geeseey wasiir ku xigeenka Wasaarada warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta.

8- Max’ed Cali Shire wasiir ku xigeenka Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha
9- C/rashiid Max’ed Xidig wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha bulshada, shaqada hormarinta, shaqaalaha dhalinyarada iyo Sportiga.

10- Cabdi Cali Max’ed Riyara wasiir ku xigeenka Wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska.

11- Xasan Yacquub gees Cadde wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha iyo Xanaanada Xoolaha.

12- Cabdullaahi Abuukar Jaamac Gardowe wasiir ku xigeenka Wasaarada Kaluumeysiga, Bay’ada iyo kheyraadka Badda.

13- C/qaadir Xaaji Max’ed Suldaan luga dheere wasiir ku xigeenka Wasaarada dekadaha gaadiidka Badd, cirka iyo dhulka.

14- Saciid Max’ed Jimcaale wasiir ku xigeenka Wasaarada Dastuurka, Federaalka iyo dib u heshiisiinta.

15- C/raxiin Yuusuf faarax Dujaana wasiir ku xigeenka Wasaarada Macdanta biyaha Tamarta iyo shidaalka.

16- Feysal Cumar Guuleed wasiir ku xigeenka Wasaarada waxbarashadaha hidaha iyo Tacliinta sare.

17- Faadumo Xasan Cali wasiir ku xigeenka Wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska

18- Cusmaan Libaax Ibraahim wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka iyo arimaha bulshada.

Wasiiro dowlayaashaani iyo ku xigeenada 18-ka wasiir ee xukuumada KMG Soomaaliya ayaa dhaqan gali doona marka uu ansixiyo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Dad badan oo jaga aan weligood qaban ayaa ka dhex muuqanaya xilalka cusub ee maanta la magacaabay waxaana taasi ay noqonaysaa albaab Cusub oo u furmay dad badanb oo shaashadaha iska arkaya xiligan.

Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.

[email protected].

Comments

comments

Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: