Calendar

Event: Hirda Summer cup 2010 (HOLLAND)

HIRDAHirda Summer cup 2010

Waxaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee degan dalka Holand lagu wargalinayaa in lagu qaban doono maalinimada Axada taariikhduna tahay 16 MAY 2010 tartan kubadda cagta ah  Hirda Amsterdam Summer Cup 2010.

Koobkaan ayaa lagu qabtaa sanad walbo waxaana ka soo qayb gala dhalinyaro aad u badan oo Soomaaliyeed iyo dadwayne aad u badan oo xiiseeya isku imaatanka Soomaalida degan Holand.

Sanadkaan waxaa ka soo qayb gali doono 10 kooxood, kuwasoo kale ah sidatan

Poule A Poule b
HIRDA Tilburg
Vlaardingen Venray
Alphen Aan de rijn Hoorn
Den Haag Breda
Den bosch Dordrecht

Hadaba hadii aad doonaysid inaa ka soo qayb gasho si aad u dhiirigalisid dhalinyarada tartamaysa ama aad u aragto Soomaali badan oo maalintaas ku kulansan wax wanaagsan  nagala soo qayb gal adigoo ku mahadsan.

Saacada la qabanaayo tartanka waa  10:00 – 20.00

Cinwaanka lagu qabanaayo tartanka  kubadda cagta waa Locatie; NIEUWER-AMSTELSCHE FOOTBALL CLUB (NFC)

SPORTLAAN 23,1185 TB AMSTELVEEN
TELEFOON: 020 – 641 26 96.

Mahadsandiin

Yusuf Yusuf

Sports editor of SSPAMEDIA

Comments

comments

Category : Xafladaha - EVENTS.
« »

Comment: