Calendar

Huseen Samatar oo Qabtay Xafaladii ugu horaysay ee Tartankiisa (Board Of Education)

25615_1328318320642_1011477740_30880920_4652950_nMinneapolis: Huseen Samatar kuma cusba Soomaalida Degan Minneapolis, MN wuxuu Magaca ka samaystay bulshada horu marinteeda isagoo u ha Madax Ururka African Development Center oo ah ururka keliya ee la soo qaato marka laga hadalyo hururmarada ugu waa weyn ee Soomaalidu ku soo kordhisay Gobolkan minnesota.

Huseen wuxuu ku dhawaaqay in uu sanadkan u sharaxan yahay Xubin ka mida Wasarada wax barashada isagoo door biday baahida bulshada Soomaaliyeed ee wax barashada in uu Wax ka badalo.

Huseen wuxuu hada ku jiraa xubhana u xilsaaran Maktabahada bawaagta ee Minneapolis oo uu u magcaabay duqa Magalaada  minneapolis, R.T Rybak taas oo amaan fiican uu ka mutay intuu shaqada hayey.

si gaar ah hadii loo fiiryo waxaa dad badani hubaan in uu Huseen helayo Booskan uu u sharaxan yahay oo uu hada bilaabay ololihii ugu horeyey ee musharaxnimada ilaa laga gaaro sanadka dhamaadkiisa oo ay doorashadu dhacayso

Halkan ka daawo sawirada

25615_1328318080636_1011477740_30880914_5672419_n25615_1328318360643_1011477740_30880921_5625055_n25615_1328318200639_1011477740_30880917_5028992_nHalkan ka daawo sawirada

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: