Calendar

Masar iyo Maanta: 7 Sawir oo Naxdin leh

Militariga Masar ayaa saaka weeraro culus ku qaaday meelo kala duwan oo ay ku suganyihiin taageerayaasha madaxweynahii xukunka laga tuuray Maxamed Mursi. Weeraradaan ayaa sababay dhimasho fara badan iyo khasaaro xoog leh. Daawo Sawiradan naxdinta leh.

e1

e3

 

e2

 

e4

 

e5

 

e7

 

e77

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Photos.
« »

Comment: