Calendar

Saxiixii Obaama uu 20ka qalin u isticmaalay sharciyaynta daryeelka caafimaadka (SAWIRO)

2Intuusan Madaxweyne Obama qalinka ku duugin sharciga dhulka ee Daryeelka Caafimaadka waxaa miiska saarnaa warqad iyo 20 qalin oo diyaar u ahaa inay madaxweynaha ku weheliyaan maalintan xusida u mudan shacabka Maraykanka.

Hoos ka daawo saxiixii madaxweynaha.

[slidepress gallery='saxiixa-madaxweyne-obaama']


Comments

comments

Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: