Calendar

(VIDEO) Xarunta Soomaalida Ohio oo bilowday Barnaamij lagu hormarinayo Dhallinta Qurbaha

xassan-dheere1Bartamaha Tv ayaa wuxu booqday xarunta Somali Community Association ee Ohio oo ku taala wadada Cleveland Ave, halkaas oo aan kula kulanay Macallimiinta u gargaarta dhallinta iyo waayeelka Soomaaliyeed ee maalin walba u soo doonta caawin iyo wxbarasho intaba.
SCAO waxaa hogaamiye u ah Xasan Cumar oo isla markaasna ah aasaasaha xaruntan. Xassan wuxuu u sheegay Bartamaha in SCAO ay dhowaan abuurtay barnaamij cusub oo loogu talo galay in dhallinta Soomaaliyeed lagu baro barnaamijyo kala duwan si ay hadhow uga caawiyaan waxbarashadooda mustaqbalka.
Halkan ka daawo Fiidiyoowga aan kasoo duubnay oo ay Macallimiinta & Hogaamiyuhu ay ka sheekaynayaan Barnaamijkooda cusub.

Comments

comments

Category : Ohio, VIDEOS.
« »

Comment: