Calendar

Xuska Maalinta Nabadda Adduunka

Munaasabado lagu maamuusayo xuska maalinta nabadda adduunka oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 21-ka September ayaa lagu qabtay meelo kala duwan oo ka tirsan gudaha Soomaaliya iyo dibeddaba.

Waa sanadguuradii 30-aad ee la xuso munaasabadan. Qaramada Midoobay ayaa maalintan u aqoonsatay maalin loogu talagalay xoojinta nabadda. Hal-ku-dhegga sanadkan waa Nabad iyo Dimoqraadiyad.

Hoos ka daalaco warbixinno kala duwan oo ku saabsan xuska maalintan. Sidoo kale dhageyso codad, sawirrana daawo. [ Bar Kulan ]

 




Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured.
« »

Comment: