Calendar

Banaanbax Lagu Taageerayo Farmaajo

DSC_0632Banaanbax lagu taagerayey Farmaajo oo ka dhacay magalada minneapolis, MN waxaa lagu taagerayey in uu wax ka qabto dhibta taal Soomaaliya siina wada shaqadisa inkastoo uu ku dhawaaqay in uu iska casilayo shaqada uu ka hayo dowlada wuxuuse balan qaday in uu la shaqayan doono maamulka cusub ee la samayan doono. Halkan ka Daawo

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured, Minnesota, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: