Scroll to Top
Sheikh Madobe speaks to journalists at Kismayo International Airport

Kadib wada hadalo qaatay saacado fara badan oo u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland ayaa is afgarad lagu gaaray, iyadoo Axmed Madoobe...Continue reading »

Sheikh Madobe speaks to journalists at Kismayo International Airport

Waxaa mar kale uu dib u dhac ku yimid shirkii Dib u heshiisiinta Jubooyinka ee lagu waday maanta inuu ka furmo magaalada Muqdisho, kadib markii...Continue reading »

madax-marti_13

Ciidamada dowladda Soomaaliya ee tababarka ugu socda xerada 21 aad ee magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa kormeer iyo booqasho ugu...Continue reading »

Beled

Faah faahin ayaa ka soo baxaysa qarax ismiidaamin ah oo maanta barqadii ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyn, markii ruux naftii hure ah uu isku...Continue reading »

Cabdixakii_M.X.Fiqi_Somalia_FP

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan wasaaradiisa ay heshiis la saxiixan doono wasaarada gaashaandhiga...Continue reading »

uhuruto_18

Todobaad kadib markii ay ku guulaysatay inay taageero buuxda ka hesho wadamada xubnaha ka ah midowga Afrika oo meel mariyay qaraar diidaya in maxkamad...Continue reading »

Screen shot 2013-10-05 at 12.24.01 AM

Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo shalay salaadii ciida kadib boqolaal qof kula hadlay degmada Baraawe ayaa sheegay in magaalada...Continue reading »

Addis_Abeba01_(Sam_Effron)

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax shalay gelinkii dambe ka dhacay Xaafada Bole ee magaalada Addis Ababa, kaasoo ay ku dhinteen labo nin oo Soomaali...Continue reading »

somalia-piracy-afweyne

Wakaalada wararka ee dalka Belgium ee Belga ayaa shaacisay in xabsiga loo taxaabay Maxamed Cabdi Xassan (Afweyne) oo ahaa mid kamid ah aasaasayaashii burcad...Continue reading »

amsom2

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay tirada Ciidamada AMISOM ee la kordhiyay, si ay u soo afjaraan dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab, kadib markii Golaha...Continue reading »

Football - 2013 African Cup of Nations Finals - Ethiopia v Nigeria - Royal Bafokeng Stadium - Rustenburg

Xulka heysta Koobka Qaramada Afrika Nigeria ayaa u safri doona Ethiopia iyagoo kalsooni ay ka buuxdo ka hor kulanka lugta hore ee wareega ugu danbeeya...Continue reading »

qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq

Adis ababa–KNN–Golaha amaanka iyo nabad galyada Midowga Africa ayaa kulan ay ku yeesheen magaaladda Addis-Ababa waxaa ay ku go’aamiyeen in la kordhiyo...Continue reading »

hsh

(Mogadishu, Somalia, 11,October, 2013 ) The President of the Federal Republic of Somalia H.E Hassan Sh. Mohamud, accompanied by Deputy Prime Minister...Continue reading »

ciilmooge-duhur_com_1

Xukuumada Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay sababaha keenay in Maamulka Garoonka diyaaradaha ay ka wareejiyaan Shirkada SKA oo muddo saddex sano maamuleyso...Continue reading »

Egyptian-Military-e1373040779269-1024x728

Dowladda Mareykanka ayaa joojisay qeyb ka mid ah gar gaarkii ay siin jirtay Milateriga Masar, iyadoo tani ay qeyb ka tahay qalalaasaha siyaasadeed iyo...Continue reading »

wasiir ku xigeenka

Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta dowladda Fidraalka Soomaaliya Cabdi Shakuur Cali Mire ayaa ka dalbaday shacabka Gobolka Banaadir inay kala shaqeeyaan...Continue reading »

Midowga Baarlamaannada Caalamka 3

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku guuleystay inuu si buuxda usoo celshado mudo 44 sano ah kadib xubinnimada Midowga Baarlamaannada Caalamka inter Parliamentary...Continue reading »

Screen shot 2013-10-08 at 11.52.12 PM

Somalia welcomes the U.S. raid on an al-Shabaab leader this weekend, deputy prime minister and foreign minister Fawzia Yusuf Adam told CNN’s Christiane...Continue reading »

Sheikh Madobe speaks to journalists at Kismayo International Airport

Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan ciidamada Barre Hiiraale iyo Al-shabaab cidii dooneyso in ay kasoo goosato. Axmed...Continue reading »

Muq7

Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cabdulle International Airport  oo dhawaan maamulkiisa lagu wareejiyey shirkad laga leeyahay dalka Turkiga...Continue reading »