Scroll to Top

Bartamaha(Muqdisho):-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dhawaanahan Muran xoogani ka jiray Noloshiisa ayaa maanta isasoo hortaagay Suxufiyiinta Muqdisho ka dib markii uu in mudda ah maqlayay wararkii qeexayay Dhaawaca ama Dhimasho ka soo gaartay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Wabxo. Sheekh Xasan Daahir Aweys Gudoomiyaha xiligan ee kooxda Xizbul Islaam ayaa maanta si rasmi ah...Continue reading »

Cid walbaa ha khaladdo Af-Soomaaliga iyo qoraalkiisa, laakiin ma aanan filayn in Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo ah wasaaraddii dhawri lahayd iyo darkii laga cabi lahaa luqadeenna hooyo ay khalad sidan u weyn gelayso. Qoraalkii ay wasaaraddu soo saartay, laguna baahiyay bogagga Internetka, kuna saabsanaa tartan loo gelayo deeq waxbarasho, ahaana hal bog oo ku...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Madaxweynaha Dowlada Fd soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay dagaal mudo kooban qaadanayo oo uu sheegay in lagu ciribtirayo kooxaha nadaba soomaaliya diidan ka dib kulan uu la qaatay Culimada Ahlu-Sunnah.   Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo xubna ka mida wasiirada dowlada Fd soomaaliya ayaa maanta kulan qada ah la qaatay Culimada Ahlu-Sunnah...Continue reading »

Have you ever seen Hitler in color? Probably not. For the first time ever LIFE Magazine is publishing a color gallery taken by the fuhrer’s personal photographer, Hugo Jaeger. Hitler Among the Cars Adolf Hitler tours the 1939 International Auto Exhibition in Berlin. Three years before, at another Berlin auto show, Hitler announced that Porsche would design the "People's...Continue reading »

Soomalida degan gobolka Minnesota ayaa tiradooda lagu qiyaasaa in ay ka badan yihiin ilaa todobaatan kun oo qof, hadana aan lahayn ururo siyaasadeed oo badan. Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday maanta 05/30/09, saacada markay ahayd afartii galabnimo, qolka shirarka ee Taj-Mahal ee ku yaala Ceder iyo Lake Street meesha ay iska gooyaan. Xafladan oo ay...Continue reading »

A handout picture released by the US Navy yesterday shows US Lieutenant Katherine Scholz assisting Somali migrants aboard the guided-missile cruiser USS Lake Champlain after they were rescued from a disabled skiff in the Gulf of Aden on Sunday. The skiff, ferrying 52 passengers, was spotted in distress by Lake Champlain’s helicopter pilots while patrolling the area. Source:...Continue reading »

Digniin: Sawiradani waa kuwo aad u calool xun, haddaba haddii aadan xamili karin fadlan dib u laabo. Mahadsanid. Telefishinka Al-Jazeera oo soo xiganayay Xafiiska Warbaahinta Alshabaab ayaa lagu sheegtay mas’uuliyada weerarka qaraxaas, isla markaana ruuxii fuliyay uu ahaa Soomaali, Magaciisana la oran jiray C/qaadir Xasan. Halkan ka arag Sawirada: ...

Sufis are part of a moderate Islamist movement that Western nations are counting on to repel Somalia’s increasingly powerful Islamist extremists Click Here to view the Photos | Halkan Riix si aad u daawato Sawirada Source: NYTimes (Photo/Michael Kamber) ...

The UNHCR estimated the number of registered refugees in Yemen at around 150,000; among them are around 140 thousand Somalis. However, the Yemeni government claims that the number of Somali refugees in Yemen has reached 800,000. Here are some photos of Somali Refugees in Yemen ...

Minneapoli, MN Shir lagu qabtay magaalada Minneapolis, MN oo loogu magac daray Codadka Somalida Minnesota, Shirkan waxaa soo qabanqaabiyey ururada dhalinyarada ee ka jira Minnesota muhiimada shirkani waxay ahyd in ay Somalidu meel uga soo wada jeedsata dhibta ay saxafada goblku ku hayso Somalida. Sidaan ognahayba waayadan dabe waxaa il xun lagu fiirinayey bulshada Soomaaliyeed...Continue reading »

RBC – Khasaarooyin kala gedisan ayaa Dadka Rayidka ah kasoo gaaraya dagaalada qaraar ee weli magaalada Muqdisho ku dhaxmaraya Xoogaga Islaamiyiinta iyo dowladda Federaalka Somalia. Dhibaatada magaalada Muqdisho kajirta waxaa qayb ka qaadanaya Ciidanka Nabad ilaalinta Midowga Africa oo madaafiic aan loo meel dayin ku garaacaya xaafadaha Muqdisho qaarkood. Madfac maanta...Continue reading »

Source: European Commission Humanitarian Aid department (ECHO) Daniel Dickinson, ECHO Website: http://ec.europa.eu/echo As the conflict in Somalia intensifies, the number of people fleeing the fighting between clans across the country has been increasing. Many people are heading across the Kenyan border to the Dadaab refugee camp, which now accommodates around 270,000...Continue reading »

Sawirka riix si aad u weynaysato Sawirkani waa Coracio del Sud ama Wadaamo goys baarkii loo yaqaanay ee ku yaalay bartamaha Xamar, Xilliga la qaadayna waa intii ka horeysay 1960kii. Waxaanu u mahadnaqaynaa Dirios & SWCA. Iyadoo dhinaca kale laga soo sawiray (Sawirka riix si aad u weynaysato) ...

Holly Bailey NEWSWEEK — Yes we can… run into Obamamania everywhere. Jeff Bartholet, Newsweek’s D.C. bureau chief (and your Gaggler’s boss—please forward all complaints to him, thank you very much) is traveling in Africa this week and stumbled upon the Obama Restaurant & Café—yes, named after that Obama—in Hargeisa,...Continue reading »

Khudbaddii ugu horeysay uu Madaxweynihii Soomaaliya uu ku sheegay in Af Soomaaliga la qori doono Oct. 21, 1972 Waxaan kale oo aan is leeyahay uguna bishaaraynayaa dadka Soomaaliyeed in caawa la qaaday qaraar oo Goleyaashu ay gaareen go’aan Halkan ka arag Khudbaddii oo qoran ...

by Omar Hashi (Bartamaha News) — Columbus, Ohio. Abdullahi Ahmed Abdulle (Azhari) Minister for Diaspora and Community affairs visited state of Ohio as part of his journey to North America meeting with different Somali fanctions in the diaspora, among them were business leaders, intellectuals, students and other community members. The newly formed Ministerial post...Continue reading »

Courtesy of Somali Cultural and Research Institute ...

Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda, Cabdullaahi Axmed Cabdulle (Azhari) oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Minneapolis, Minnesota Halkan ka daawo sawiradii Xafladda. ...

Masawirka Cabdiweli Muuse, oo ka mid ahaa afartii nin ee ku duushay Markabkii  Maersk . Cabdiweli Muuse oo fadhiya kadib markii lasoo qabtay, cabdiweli waxaa la keeni doonaa New York oo maxkamad lagu saari doono. Sawirkii Ken Quinn - Getty Images ...