Chelsea oo ku guulaysatay rafcaankii ay u dalbatay Drogba iyo Bosingwa

Posted on Jul 15 2009 - 5:30pm by News Desk
Tweet
Pin It

drobaBartamaha — Naadiga wayn ee Chelsea ayaa ku guulaystay in laga yareeyo ganaax saarnaa labadeeda ciyaartooy ee kale ah Drogba iyo Bosingwa kadib markii ay khalad ku kaceen ciyaartii chanpionshipka oo  dhexmartay Barcelona iyo Chelsea  bishii may ee sanadkaan.

Labada ciyaartooy ayaa horay UEFA  kiiba ku xukumay in uusan dheelin 4 ciyaarood balse rafcaan ay chelsea ka qaadatay ayaa u suuro galiyay hada laga dhigay 2 ciyaarood oo kali ah.

WQ/Barqadle – Bartamaha wararka Soomaaliyeed (www.BARTAMAHA.COM)