Ciyaaryahankii ugu horeeyay ee ku dhintay ciyaaraha Olimbikada 2010 Vancouver (DIGNIIN:SAWIRRO NAXDIN LEH)

Posted on Feb 14 2010 - 4:14am by News Desk
Tweet
Pin It

luge 1Nodar Kumaritashvili, oo u dhashay wadanka Georgia kuna ciyaara ciyaarta loo yaqaan  luge ayaa isagoo u tababaranaya ciyaartiisii Olimbikada ayuu nasiib darro naftiisa halkaas ku waayay.

Ciyaarta Luge oo la fuulo walax sidbata oo ku socota xowli gaaraya 100 mayl ayaa Nodar isagoo marayay meeshii ugu danbaysay ayuu ka duulay meeshuu saarnaa oo dabadeedna uu ku dhacay bir halkaasna uu naftiisa ku waayay. Nodar wuxuu jiray 21 sano.

Hoos ka daawo sawirad (DIGNIIN: Sawirro Naxdin leh)

luge 1

luge 2

luge 3

luge 5