Calendar

Daawo Mukulaal Labisanaysa (VIDEO)

mukulaalBartamaha -– Waad ogtihiin ayaan u malaynayaa BVD ama Bartamaha Video Department waan jecelnahay wixii ku saabsan bisadaha ama mukulaalaha sidaad adba u taqaan laakiin waxaan rabnaa inaan idin tusno maanta Mukulaal jugaysatay reer magaalnimo. Waxaan horay idiin tusnay Mukulaal Yaxaasyo geed ku xiratay laakiin Weligiin ma aragteen mukulaal dhar gashanaysa?. Hoos ka daawo Mukulaashan quruxda badan.

Video hore kuu dhaafay iyo qaar kale oo Xiiso badan kala soco

http://www.wargelin.com/

Comments

comments

Category : Featured, Madadaalo | Entertainment, The Story, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: