Calendar

Daawo Xamarweyne & Ceelgaab oo maanta lasoo duubay (VIDEO)

DSC_0262Magaalada Xamar iyo bilicdeeda si kasta oo dagaalo ay uga jireen haddana maahan meel wada baaba’day. Ma ogtahay in magaalada inteeda badan ay tahay meel dadkoo idil ay ku nool yihiin, noloshuna ay tahay mid qurux badan oo weliba biibitooyinkii ay furan yihiin dadkuna ay is dhex marayaan.

Videogani waxaan ka duubnay aragtida kore ee Ceelgaab iyo Xamar weyne.

Daawo:

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: