Imaanshiihii Abdi Ilay oo la kulmay Mudaharaad Xoogan Daawo/Dhegayso

Posted on Jan 25 2011 - 2:10am by Editor
Tweet
Pin It

ogadenMinneapolis:  Abdi mahaxamed Ilay oo ay doolada Itoobiya u dooratay Madaxweynaha Kililka Shanaad ayaa booqashadiisii ugu horeyey Ee Maraykanka  ka bilaabay goblka Minnesota oo ay Soomaali baaxd weyne degan tahay isagoo raba in uu ka helo kaalmo wada shaqayan dadka ka soo geeda Soomaali Galbeed ama Ogadeeniya.

Wuxuuse kala kulmay Diidmo xoogweyn oo ay dadku ku soo bandhigeen Diidmada imaanshihiisa iyagoo banaanbax xoogle ku muujiyeye goobtuu ku qabanayey shirka waxaa Video gan soo duubay Bahada Soomaali TV waxaan kaloo idiin haynaa Waraysi uu Wiilwaal ka qaday Dhaliyarada soo qabanqabisay Mudaharaadka ee Somali Voices Radio ka dhegayso Hoos isagana.

Somali Voices Radio Halkan ka Dhegayso

Somali TV Video Mudaharaadka ka Halkan ka Daawo