Calendar

Maxaad ka taqaan Gabayada Soomaaliyeed Iyo siday ku yimaadeen?: Wax ka baro Idaajaa (VIDEO)

IDAAJAA

Bartamaha — Maxaad ka taqaan ama aad ka baratay Gabayada Soomaaliyeed, dadkii hormuudka ka ahaa iy0o qaababka kala duwan, mase kala taqaan Maansadu noocyadeeda? Miyaadse ku fikirtay Masafada iyo Joiiftadu maxay ku kala duwan yihiin?.

Haddaba waxaan idiin haynaa Suugaanyahanka caanka ah oo inoo sharaxaya intaan idin soo weydiiyay oo dhan.

Daawo, Ka faaiidayso, Asxaabtaadana tus si ay iyaguna u bartaan casharkan muhiimka ah.:

VIDEOGAN WAXAA SOO SAARAY TVga QARANKA SOOMAALIYEED.

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: