Calendar

(NEW) WARGELIN #41 Gudaha Safaaradda, Qurbaha, Xildhibaan Heesaya, Heesta 2010 + siyaado

warg2Bartamaha — Barnaamijka laga wada daba dhacay ee todobaadlaha ah ee lagu magacaabo Wargelin ayaa sanadkiisii labaad galay, Barnaamijkan oo todobaad walba lagusoo qaato dhacdooyinka todobaadka, sheekooyinka Soomaalida Aduunka iyo waxyaabo fara badan oo dadka Soomaaliyeed xiisa galiya ayaa ku maqnaa fasax kadib markii uu u dhamaaday sanadkiisii koowaad oo ku dhamaaday guul iyo horumar.

Haddaba Todiobaadkan oo ah kiisii ugu horeeyay ayaa waxaa lagu soo qaatay gudaha Safaaraddii Soomaalida ee Nairobi sida laga dhigay iyo daawasho gaar ah oo aadan meel kale ka helayn kuna saabsan isbedelka iyo aragtida safaaradda, waxaa kaloo ka mid ah waxyaabaha lagu falanqaynayo todobaadkan waxyaabaha aan soo kusoo aragnay qurbaha, heesta 2010 loogu daawashada badnaa, filimaantii 2010 oo hadaadan daawan 6 daqiiqo lagaaga soo dhigay kuligood, Xildhibaan Heesaya (Waa kuma?) & siyaado.

Daawo: [ http://www.wargelin.com/

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show and tagged .
« »

Comment: